Peach qudaar isku darsan - Maine SNAP-Ed
Healthy Recipes page banner Healthy Recipes page banner

Healthy Recipes

Peach qudaar isku darsan

bowl of Peach qudaar isku darsan

diyaarin:
15 min

karin:
45 min

Waxaay Deeqdaa:
12 saxan

saxan:
1/2 Cup

Wixii loo baahnaa dhan:

1 koob peaches (fareesh, barafeysan, ama gasac)
1 yaanyo weyn, oo dhaqan iyo jarjaran
1 barbarooni, oo dhaqan, oo miro la, aan ah, iyo jarjaran
½ koob basal, si yar yar loo jarjaray
½ koob kabsar caleen, oo jarjaran
1 qaado liimo dhanan biyahiisa
¼ qaado shaah oo cusbo ah
¼ qaado shaah oo basbaas ah

qalabka

Baaquli weyn oo lagu walaaqo
Qaado lagu walaaqo
Caaga wax lagu jarto
Mindi
Qaadooyin lagu cabiro
Koobab lagu cabiro
Baaquli weyn

raad raac

Baaquli weyn ku wada shub dhamaan wixii loo baahnaa. Si tartiib ah u walaaq si ay isugu qasmaan.
Dabool firinjeerka gali ilaa aa diyaar noqotid.

xusuusnow

Wixii soo hara firinjeerka gali 2 saac gudahood.
Si aad lacag u dhaqaalaysatid iyo nafaqo badan u heshid, istimaal fareesh peaches xiliga ay soo goaan.
Isku day inaad ku badalato peaches canbo, cananaas, ama furuud kale oo aad jeceshahay.
Habsameyntan waxaa ka soo helnay FoodHero.org

Share this:

SIGN UP

to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.

Sign Up For Texts