Misir indian iyo baasta - Maine SNAP-Ed
Healthy Recipes page banner Healthy Recipes page banner

Healthy Recipes

Misir indian iyo baasta

plate of Misir indian iyo baasta

diyaarin:
10 min

karin:
45 min

Waxaay Deeqdaa:
5 saxan

saxan:
1 Cup

Waxa loo baahanyahay:

3 koob oo biyo
2 tuun, si fiican loo jarjaray ama 1/2 qaado shaah oo tuun daqiiq ah
1 gasac (15 ounces) yaanyo jarjaran, oo dheecaan leh
1 basal weyn, jarjaran
1 qaado saliida khudrada
1/2 koob misir qalalan, dhaqay
1 qaado shaah oo xawaaji daqiiq ah
1 qaado shaah oo huruud
1/4 qaado shaah oo barbarooni casaan ahred (ikhtiyaar)
1/2 koob baasta gaagaab ama baasta yaryar
1/4 koob kabsar caleen, jarjaran

Qalabka

Digsi gacanle oo weyn
Maacunta cunnada
Caaga wax lagu jarjaro iyo mindi
koobab cabbir iyo qaadooyin

Raad raac

Ku kululeey saliid digsi gacanlaha weyn kuleeyl dhexdhexaad ah (300 darajo Fahrenheit digsi gacanle koronto ah).
Ku dar basal iyo tuun ee kari 3 ilaa 4 daqiiqo.
Biyo ku walaaq, yaanyo jarjaran oo dheecan leh, misir, xawaaji, huruud, iyo barbarooni casaan oo falfaleer.
Bursii. Dabool eena ka gaabi kuleylka (250 darajo Fahrenheit digsi gacanle koronto ah).
Isku kari 25 daqiiqadoo.
Baasta ku dar kadib dabool la’aan kari ilaa iyo baastada jilicdo, khiyaasti 10 daqiiqadood.
Ku fiixi kabsar ee bixi iyadoo diiran.

xusuusnow

Bixi iyadoo la saaray labeen fudud oo dhanaan ahama ciiir dhanaan. 2 saacadood gudahooda qaboojiyaha ku geli haraaga.
Ikhtiyaarka miraha harruurka, ku bedel baasta gaagaab lagu daray bariis buuni ah eena u diyaari si gooni ka ah misirta kadib isku dar labaduba marka ay si fiican u bislaadaan.

Habsameyntan waxaa ka soo helnay FoodHero.org

Share this:

SIGN UP

to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.

Sign Up For Texts