koosto digir madow qudaar - Maine SNAP-Ed
Healthy Recipes page banner Healthy Recipes page banner

Healthy Recipes

koosto digir madow qudaar

salad bowl with koosto digir madow qudaar

diyaarin:
10 min

karin:
n/a

Waxaay Deeqdaa:
5 saxan

saxan:
1 Cup

Wixii loo baahnaa dhan:

2 qaado khal ah (tufaax khal, qamro gaduudan, ama khal canab ka sameysan)
1 qaado saliida qudaarta ah
1 qaado mustard (Dijon ama mid kale)
1 qaado shaah tuun budo ah
1/2 qaado shaah oregano oo qaleel ah
1/2 qaado shaah basil oo qaleel
1/8 qaado shaah oo ah joos (hadad rabto)
2 koob koosto (oo dhaqan)
1 1/2 koob digir madow (cusbo la aan, subag la,aan)
2 yaanyo, jarjaran (ama 1 gasac yaanyo jarjaran, oo biyaha laga daadiyay)
1 basal gaduudan oo yar, oo jarjaran

qalabka

Baaquli weyn oo lagu walaaqo
Caaga wax lagu jarto iyo mindi
Koobab iyo qaadooyin lagu cabiro

raad raac

Baaquli weyn, ku wada shub khal, saliid, mustard, tuun, oregano, basil iyo joos.
Dhaq, ka daadi biyaha iyo jarjar koostada.
koostada, digirta madow, yanyada iyo basasha ku dar khalka iyo saliida. Si fiican isugu dar eena qeybi.

xusuusnow

khudaartada kor kaga dar khudaar kale: mushrooms, basbaas, qajaar, zucchini, jaalo batiiq, basal gaduud, iyo iwm.
Digirka ku badal chicken karsan, ukun, ama tuuno ama nooc kale borootiin ah.
Ku dar faramaajo kuukuusan oo jaalo ah, faramaajo swiss, ama farmaajo la gubay gouda si aad u heshid nafaqo kale.
Miro waa wax fiican oo lagu dari karo- barawee cranberries qalalan, cherries, sabiib, ama apricots, ama fareesh berries oo xiligan soo goay.

Habsameynta waxaan ka soo qaadanay oona badalnay Connecticut Food Policy Council, Farm Fresh Summertime Recipes

Share this:

SIGN UP

to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.

Sign Up For Texts