HARRUUR, DIGIR IYO CANSALATO GALEEY - Maine SNAP-Ed
Healthy Recipes page banner Healthy Recipes page banner

Healthy Recipes

HARRUUR, DIGIR IYO CANSALATO GALEEY

bowl of HARRUUR, DIGIR IYO CANSALATO GALEEY

diyaarin:
15 min

karin:
45 min

Waxaay Deeqdaa:
12 saxan

saxan:
1/2 Cup

WIXII LOO BAAHNAA DHAN

2 koob oo harruur karsan ah (mararka qaar loo yaqaano “hull-less”)

1 gasac (15 ounces) digir guduud ah, lagu darin cusbo ama ku yartahay, dhaqan lana biyo bixiyey

1 koob oo harruur (gasacadeeysan, barafeeysan ama freesh)

1 barbaroon weyn oo cas, la miro bixiyey oo jarjaran

1/2 koob celery jarjaran

1/4 koob basal cagaar jarjaran

1 tuun, si yaryar loo jarjaray ama 1/4 qaado tuun daqiiq ah

1/4 koob liimo freesh ah ama liin biyaheeda

2 qaado oo saliida khudrada

Cusbo iyo basbas ah si dhadhan u yeelato Kabsar caleen ama jirrid parsley, qurxin (ikhtiyaari)

QALABKA

  • Baaquli weyn oo lagu walaaqo
  • Caaga wax lagu jaro iyo mindi
  • Koobabka wax lagu cabiro iyo qaado
  • Digsi dhexe

RAAD RAAC

  1. Kari harrurta adigoo isticmaalaya tilmaamaha hoose. Inta ay harruurta bislaaneyso, diyaari waxyaabaha kale oo dhan sida kor ku sharxan.
  2. Ku qas harruurta maadooyinka kale ee harsan (aan ka aheyn kabsarta/parsley) baaquli weyn.
  3. Dabool eena qabooji dhoor saacadood ama habeenki si dhadhanka isugu dhafmo. 
  4. Ku qurxi kabsar caleen ama jirrid parsley, haddii aad rabtid, ee bixi.

Karinta harruurta: (Waxay sameeysaa 3 ilaa 3 ½ koob oo hurruur bisil)

  1. Digsi dhexe oo dabool leh ku bursii 3 koob oo biyo ah.
  2. Ku dar koob harruur ah ka dib bursii.
  3. Kuleylka ka yaree, dabool, ee kari 45 daqiiqo ama ilaa ay harruurtu ka jilicdo oo biyaha ka guraan.
  4. Harruurta si dheeri ah loo bisleeyey ku rid weel hawa xiran kadib qabooji ilaa iyo isbuuc ama barafee.

Xusuusnow

Horay u sii bislee harruurta ee qabooji. Qaboojiyaha geli haraaga 2 saac gudahooda.
Haraaga harruurta bisil, ku dar maraq, cunno isku dar ah iyo cansalaato si kor loogu qaado caafimaadka cunnadda.
Habsameyntan waxaa ka soo helnay FoodHero.org

Share this:

SIGN UP

to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.

Sign Up For Texts