Whole Wheat Blueberry Muffins
Healthy Recipes page banner Healthy Recipes page banner

Healthy Recipes

Harruur Blueberry Muffins

plate of harruur blueberry muffins

diyaarin:
15 min

karin:
20 min

Waxaay Deeqdaa:
12 saxan

saxan:
1 Muffin

Waxa loo baahanyahay

1 ½ koob oo haruur bur ah
3/4 koob oo sonkor
1/2 qaado oo cusbo
2 qaado oo khamiir
1/3 koob oo saliida canola
1 ukun, si yar loo garaacay
1/3 koob nooca dufanka laheyn ama caanaga 1%
1/2 koob tufaax sameysan oo aan la macaaneynin
2 koob blueberries (fareesh ama barafeeysan)

Qalabka

Digsiga lagu dubo mafinka
Saliida kariska
Baaquli weyn ee lagu qaso iyo mid dhexe ee wax lagu qaso
Koobabka cabbirka iyo qaandooyin
Digsi qabad ama oven mitt

Raad Raac

Sii kululee foornada 400 darajo F. Inyar oo saliid ah ku biifi hoosta hogagga koobabka 12 ka muffin.
Baaquli weyn, ku qas bur, sonkor, milix, iyo budada lagu khamiiriyo.
Saxan kale oo gaar ah, isku lifaaq saliida canola, ukun, caano, iyo tufaax sameeysan ilaa ay jileec ka noqdaan. Ku walaaq maadooyinka hooraha burka ilaa ay ka qooydo. Se degan ugu qas blueberries.
Koob kasta oo muffin ka buuxi ¾.
20 daqiiqo dub, ama ilaa muffin ka buuni dahabi ka noqdo. Findhicil dhexda laga geliya muffin ka waa inuu ahaada mid qoyan balse aan subag laheyn.

Xusuus

Si aad kaga ilaaliso burka harrurta ur, ku keeydi weel ama bac ka ilaaliso aaryada. Ku keeydi meel qaboob, mugdina ah ilaa 3 bilood ama qaboojiyaha ilaa 6 bilood.
Si aad u isticmaasho tufaax macaan oo sameysan, ka saar 1-½ qaada shaah oo sonkor ah inta inta cabbiran.
Habsamida waxaa la sameyn karaa macaan la’aan, dheecan xoolo la’aan sida almond, soy, ama caanaha bariiska si lamid ah natijooyinka.

Share this:

SIGN UP

to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.

Sign Up For Texts