Xumus guriga lagu sameeyey - Maine SNAP-Ed
Page Banner image for Desktop Page Banner image for Mobile

Healthy Recipes

Xumus guriga lagu sameeyey

diyaarin:
15 min

karin:
n/a

Waxaay Deeqdaa:
6 saxan

saxan:
1/2 Wrap

waxa loo baahanyahay:

6 8-inch sabaayad qamadi ah
1½ koob oo xumus diyaarsan
1-2 barbarooni casaan ah oo loo jarjaray ¼ inch
1-2 kaaroota, si yaryar loo yareey
1½ koob laamo isbinaaj jilicsan

Qalabka

Mindida subaga
Caaga wax lagu jarjaro
Mindi
Shiido
Wax qudradda lagu fiiqo
Koobab lagu cabiro

Raad raac

Meel nadiif ah saar 6 da sabaayad.
Dhexda ka dhig 1/4 koo xumus ah sabaayad kasta. Isticmaal mindida subagga si aad u mariso xumuska si isla’eg sabaayada.
Dul saar xumuska 4-6 barbarooni casaan iyo 1-2 qaadooyin buuxa oo kaarota shiidan. Si siman uugu qeeybi sabaayadaha laamaha isbinnaajka adigoo isla markaa dul saareyso khudaarta.
Kor u laab geeska hoose ee sabaayada ku soo laabaya khudrada, kadib sii wad laabidda geeska kore.
Si gudub dheer u goo duub kasta balaca adiigo kala barka marineeyso.

XUSUUSNOW

Carruurta ku xoogee oo ku qanci midkaan macaan, duubka caafimaaka leh ee laga sameeyyey digir iyo khudrad.

Habsameynta waxaan ka soo qaadanay oona badalnay USDA What’s Cooking (whatscooking.fns.usda.gov)

Share this:

SIGN UP

to get recipes, tips
and more texted
right to your phone.

Sign Up For Texts